DEG-DEG: Qarax ka dhacay duleedka Dhuusamarreeb



Qarax miino oo sababay dhimasho iyo dhaawaac yaa hataan waxaa duleedka dhusamareeb lagula egtay ciidan katirsan dowladda Soomaaliya oo ka baxay Dhusamareeb.

Halka ciidamada qaraxa lagula eegtay ayaa lagu magacabaa sina-dhaqo taas oo dhacda duleedka caasimaada galmudug.


Qaraaxaan ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawc .


Inta la xaqiijiyey qaraxaan waxaa ku dhintay labo askari halka u dhaawaca ka badanyahay 10 askari.


Gaariga qaraxa haleelay ayaa waxa uu galbinayey Taliyaha ciidanka qeybta 21aad general Qooje.


Xaalada goobta ay wax ka dhaceen ayaa aad u kacsan.


Wixii ku sookor dhaa waad maqli doontaan

Comments