Gacmo maahan, Lugo maahan haddana wuu guuleystay


Qofka aan gacmaha iyo lugaha lahayn waa xidig ciyaara ciyaarta golf , waa qoraaga 8 buug oo kala duwan, aftahan ku hadla luuqado badan, dabbaasha waaba shaqadadiisa , waa Nick Vujicic beeniyay wax kasta oo muuqaalkiisa ka soo muuqday!


Naafadu waa dad si il daran loo eego isla markaasna xitaa la aaminay in aysan labisan karin sidaan , Nick ayaa beeniyay intaasba isla markaasna u badalay in qofka Naafadi uu magac iyo maalba samayn karo isla markaasna aysan xadideyn daruufaha ku hareereysan waxaas oo dhan waxba ma ahan haddii aad aaminsanahay naftaada iyo hadafyadaada.


Qaarkood waxay leeyihiin hibooyin u gaar ah halka qaar kalena ay u shaqeeyaan si adag ninkaan Ninck Vujicic wuxuu abuuray wado u gaar ah isagoo isku yeelay ruux waxtar togan leh. 


Comments